Trump oo ku hungoobay dacwad uu doonayey in guusha Biden lagu laalo

Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa ku gacan seyrtay dacwad uu gobolka Texas u gudbiyay oo lagu rabay in lagu laalo codbixintii gobollada Georgia, Michigan, Pennsylvania and Wisconsin oo uu Biden uga guuleystay Trump. Maxkamada ayaa sheegtay ineysan jirin cadeymo buuxa oo muujinaya in qaladaad ay ka jireen codbixinta ka dhacday goboladaas. Dacwadda gobolka Texas oo … Continue reading Trump oo ku hungoobay dacwad uu doonayey in guusha Biden lagu laalo